Home - Wararka Somalia - Hindiya oo mar kale Maxkamadeyneysa Dhallinyaro Somali ah

Hindiya oo mar kale Maxkamadeyneysa Dhallinyaro Somali ah

118-Maxaabiis Soomaali ah ayaa ku xiran wadan Hindiya, waxayna Maxkamadda Mombai Shalay xukun ku riday 26-Maxaabiis loo heysto Burcad Badeednimo.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in xukunka raggaan ay soo dadajineyso in Soomaaliya ay ku qaataan Muddo Xabsiyeedka lagu xukumo, waxaana 26-kii shalay la xukumay lagu riday 7-sano oo xabsi ah iyo ganaax.

Inkastoo isku kiis ay yihiin 61-qof ee xukun sugayaasha ah, waxaana suura gal ah in uu xukunkooda ka duwanaado, Heshiis ay kala saxiixdeen Dowladaha Soomaaliya iyo Hindiya ayaa dhigaye in xukunka dhalinyaradaan Soomaalida uu Hindiya ka dhaco, balse Xabsiga ay Soomaaliya ku qaataan.

Sidoo kale Heshiiska waxaa kamid ahaa in hadii la damco in laga cafiyo Xukunada ku dhaco ay go’aankaas leedahay Xukuumadda Hindiya maadaama iyagu ay ka galeen dambiyo sida heshiiska ku cad.

4 comments

  1. hello!,I love your writing very so much! proportion we keep in touch more about your post on AOL? I require an expert in this space to solve my problem. Maybe that is you! Taking a look forward to look you.

  2. Appreciating the commitment you put into the site and thorough facts you offer. It really is amazing to come across a website every now and then which is not the similar obsolete re-written material. Excellent read! I have bookmarked your blog and I’m adding your RSS feeds to our mobdro for ipad webpage.

  3. I was talking to a buddy of mine regarding this and also about how to attract a woman naturally as well. I believe you made a lot of great points in this article, we’re also looking forward to keep reading stuff from you.

  4. Hey very nice website!! Man .. Excellent .. Amazing .. I’ll bookmark your website and take the feeds also…I’m happy to find numerous useful info here in the post, we need develop more techniques in this regard, thanks for sharing. . . . . .