Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - HORDHAC: Liverpool vs Watford, & Shaxda Labada koox.

HORDHAC: Liverpool vs Watford, & Shaxda Labada koox.

Kooxda Liverpool ayaa ciyaarta maanta ugu soo horeysa marti u noqon doonta kooxda Watford xiliga Qadada waqtiga Geeska Africa, Sido kale Maamulaha reer Germany Jurgen Klopp ayaa maanka ku hayn doona kulanka talaadada ay ciyaari doonaan ee isreeb reebka Champions League oo ay marti u noqon doonaan koxoda Hoffenheim.

Jurgen Klopp ayay kulankan ka maqnaan doonaan ciyaartoy muhiim ah laakiin waxa uu wali haystaa koox uu si buuxda ugu dagaal gali karo. Liverpool ayaa xili ciyaareedkii hore kaalinta afraad ku soo dhamaysatay laakiin Jurgen Klopp ayaa xili ciyaareedkan doonaya in kooxdiisu ay si xoogan ugu tartanto koobka Premier Leaque.

XOGTA LABADA KOOXOOD EE KA HOR KULANKAN:

Kooxda martida loo yahay ee Watfrod ayaan qabin walwal badan oo dhaawacyo ama ganaaxyo ah waxaana kulankan seegi doona Kabasele halka uu shaki ku jiro taam ahaansha Deeney, laakiin Watfrod ayaa haysata koox buuxda oo ay kala hortagi karaan Jurgen Klopp iyo kooxdiisa Reds.

Jurgen Klopp ayay kulankan ka maqnaan doonaa xidigaha kala ah Philippe Coutinho iyo Adam Lallana oo dhaawacyo ku seegaya inkasta oo dhaawaca Lallana uu yahay mid uu laba bilood la maqnaan doono, laakiin Coutinho oo aan wali la xalin mustaqbalkiisa Anfield kadib markii uu maamulka kooxdiisa u gudbiyay warqada uu ku dalbaday in uu Barcelona ku biiro ayaa dhibaato dhabarka ah kulankan ku seegaya.

Sidoo kale waxaa Reds kulankan ka maqnaan doona difaaca midig ee Nathaniel Clyne kaas oo kulamadii ugu danbeeyay ee saaxiibtinimo dhaawac muruqa ah ku seegay. Daniel Sturridge ayaan taam buuxa ahayn wuxuuna seegayaa kulanka Watfrod inkasta oo la filayo in uu kulanka Champions Leaque diyaar u noqon karo.

Danny Ings ayaa xalay u saftay kooxda Liverpool ee U23 oo uu shabaqa u soo taabtay isaga oo wali ka shaqaynaya sidii uu taam buuxa u noqon lahaa wuxuuna seegayaa kulankan. Sadio Mane iyo Mohamed Salah ayaa diyaar u ah in ay kullankan kuso bilowdan.

WARBIXINTA  KULANKA:

Tartanka: Premier League

Kulanka: Watford vs Liverpool

Garoonka: Vicarage Road Stadium

Watiga: 2:30 Duhurnimo ee Saacada Bariga Afrika

Garsooraha: Anthony Taylor

SHAXDA MACQUULKA AH EE LABADA KOOX:

 

W/Q Abdullahi Hussein

9 comments

  1. You are totally right, I would really like to discover a lot more on this subject! I’m as well curious about my email password because I consider it is quite trendy presently. Thanks!

  2. I was speaking with a friend of mine about this article and about facetime for windows 10 as well. I do believe you made a few great points here, we are looking forward to find out more stuff from you.

  3. You could certainly see your expertise within the paintings you write. The sector hopes for even more passionate writers such as you who aren’t afraid to say how they believe. At all times go after your heart.

  4. Hello! I know this is kind of off-topic but I had to ask. Does building a well-established website such as yours take a lot of work? I am brand new to blogging but I do write in my journal on a daily basis. I’d like to start a blog so I will be able to share my own experience and thoughts online. Please let me know if you have any kind of suggestions or tips for new aspiring blog owners. Thankyou!

  5. I’m seriously loving the theme of your website. Do you ever encounter any kind of web browser interface troubles? Quite a few of the website visitors have complained regarding my garageband pc website not working appropriately in Explorer though appears excellent in Opera. Do you have any kind of tips to aid correct the matter?

  6. Hi, you’re definitely right. I always look over your site content attentively. I’m likewise fascinated with guide to attracting women, maybe you might talk about that occasionally. Have a nice day!

  7. Do you have a spam issue on this website; I also am a blogger, and I was wondering your situation; many of us have developed some nice methods and we are looking to trade strategies with others, be sure to shoot me an e-mail if interested.

  8. You’re certainly correct, I’d love to know more info on this particular subject! I am as well curious about facetime for pc windows 10 since I think it’s very unique nowadays. Keep doing this!

  9. whoah this weblog is wonderful i like studying your posts. Keep up the good paintings! You already know, a lot of people are looking round for this information, you could aid them greatly.