Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - HORDHACA: Man City vs Napoli + Shaxda Labada Kooxood”

HORDHACA: Man City vs Napoli + Shaxda Labada Kooxood”

W/Q: (Abdullahi Hussein) Manchester City ayaa soo dhaweyneysa Napoli iyadoo labada kooxood ay leeyahiin ujeedooyin kala duwan madama ay labada dhinac marxalado kala duwan ku bilowdeen kulamadooda Champions League.

Wiilasha Pep Guardiola ayaa raadinaya guushoodii sadexaad ee tartanka, halka Napoli ay baadi goob ugu jirto guushii labaad ee Champions League.

WARBIXINTA KULANKA:

 

Kulanka: Manchester City vs SSC Napoli

Tartanka: Champions League (Week 3)

Garoonka: Etihad Stadium.

Saacadda: 9:45 Habeenimo (XGA)

Garsoore: Antonio Mateu (Spain)

 

                                              WAXAA KA CUSUB LABADA KOOXOOD?

 

Manchester City: Sergio Aguero ayaa dib ugu laabanaya Citizens, waxaana layaab noqotay in xidigaan uu durba kusoo laabtay garoomada isagoo kursiga keydka soo fariistay kulankii Stoke City.

Vincent Kompany ayaa wali shaki la galinayaa inuu ciyaaro madama uu canqawga ka dhaawacan yahay, ma uusan tababaran isniintii halka Mendy uu wali ku jiro xaaladii soo kabsashada.

Napoli: Dhanka kale Marucio Sarri ayaa nasiyay dhawr ciyaarto kulankii ay guusha ka gaareen As Roma, waxaa ka maqnaan doona kaliya Arkadiusz Milik iyo Lorenzo Tonelli.

 

                                           XAQIIQOOYINKA KULANKA:

 

Manchester City iyo Napoli hal jeer ayey waayahooda isku arkeen tartanka Champions League xilli ciyaareedkii 2011/2012 ayeyna noqdeen kuwa ku wada jira hal group. kooxda talyaaniga ah wax guuldaro ah lama kulmin barbaro ayaa lagu kala baxay kulankii Etihad [1-1] halka kulankii San Paolo 2-1 ay guul ku gaartay Napoli.

Napoli waligeed guul kuma soo gaarin ciida Ingiriiska dhamaan tartamada oo dhan, lix jeer oo ay horay u booqdeen 5-guuldaro iyo 1-barbaro ayey la kulmeen 15-gool ayaa laga dhaliyay, halka ay dhalisay kaliya 3-gool.

Manchester City loogama adkaan gurigeeda 10-kii kulan ee ugu dambeeyay Champions League oo ay gurigeeda ku ciyaartay, waana rikoorkii ugu dheeraa oo ay sameysow waayaheeda tartankaan., sanadkii 2015 ayey guuldaro kala kulantay Juventus – markaas ayaana ugu dambeysay in looga adkaado Etihad.

 

                                          SHAXDA MACQUULKA AH:

 

                          Manchester City:

 

Ederson; Walker, Stones, Otamendi; Danilo, Fernandinho, Silva, Sane; De Bruyne, Jesus, Aguero.

                                     Napoli:

 

Reina; Chiriches, Albiol, Hysaj, Ghoulam; Allan, Jorginho, Hamsik; Giaccherini, Mertens, Insigne.

15 comments

  1. Very nice write-up. I absolutely appreciate this website. Keep writing!

  2. Thanks a lot for the blog article. Will read on

  3. That is a very good tip particularly to those new to the blogosphere. Short but very precise info Appreciate your sharing this one. A must read article!

  4. Your mode of explaining the whole thing in this post is in fact good, every one be able to simply be aware of it, Thanks a lot.

  5. Im obliged for the post.Thanks Again. Will read on

  6. Very informative blog.Really looking forward to read more. Awesome.

  7. Write more, thats all I have to say. Literally, it seems as though you relied on

  8. I really liked your blog post.Thanks Again. Awesome.

  9. Wow, superb blog layout! How long have you been blogging for? you make blogging look easy. The overall look of your web site is magnificent, let alone the content!

  10. minute but I have saved it and also added your RSS feeds, so when I have time I

  11. I was suggested this blog through my cousin. I am now not sure whether this post is written through him as no one else realize such distinctive about my trouble. You are incredible! Thank you!

  12. Im thankful for the blog.Much thanks again. Cool.

  13. Nice post. I learn something totally new and challenging on blogs I stumbleupon every day. It as always exciting to read through content from other writers and practice something from their web sites.

  14. ba2mZz Wow, great blog.Much thanks again. Great.

  15. I have read some good stuff here. Certainly worth bookmarking for revisiting. I surprise how much effort you put to create such a great informative web site.