Home - Wararka Somalia - In ka badan 70 qof oo ku Dhintay Qarax Gaari loo adeegsaday oo Afghanistan ka dhacay.

In ka badan 70 qof oo ku Dhintay Qarax Gaari loo adeegsaday oo Afghanistan ka dhacay.

 

Sida ay wararku Sheegayaan Waxaa Qarax ismiidaamin loo adeegsaday uu ka dhacay Magaalada Gardez oo dhacda Koofur Galbeed ee Gobolka Paktia ee Dalka Afganistaan.

Qaraxa ayaa si gaar ah ugu dhacay xarun Dhacda Bartamaha Magaaladaasi oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Afghanistaan.

Mas’uuliyadda Qaraxa waxaa Sheegatay Kooxda Taliban ee ka dagaalanka wadanka Afghanistan, Taliban ayaa sheegtay in Ciidamo badan ay ku dhishay weerarkaasi.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Afghanistan oo war kasoo saartay Qaraxaan waxa ay sheegtay in Ciidamada amaanka ay toogteen ilaa 5-katirsan Taliban oo dooneysay weerarka kadib in ay gudaha u galaan Xerada sida ay sheegtay.

Ciidamada Afghanistan ee ku sugnaa Magaalada Gardez ayaa la sheegayaa in ay dib ugu soo baxeen Magaaladaasi, maadaama Qaraxa kadib weeraro dhowr jiha ay ku qaadeen Kooxo katirsan Taliban.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in ay arkeen 5-askari oo katirsan Ciidamada amaanka Afghan oo Dhintay, tiro intaa ka badane ay ku dhaawacmeen.

Madaxwaynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa cambaareeyay weerarrkaasi, isaga oo sheegay in xukuumaddiisu ay raadineysay Xal Nabadeed oo ay la gaaraan Taliban, Balse waxa uu sheegayaa in uu ku adkeysanayo sii wadista Dagaalka ka dhanka Kooxdaasi.

5 comments

  1. You are absolutely correct! I enjoyed reading through this info and I will get back for more as quickly as possible. Our site is on the subject of double glazed windows prices, you might take a glance if you’re still interested in this.

  2. Nice post. I discover some thing far more challenging on unique blogs everyday. It’s going to normally be stimulating to read content from other writers and practice a little some thing from their store. I’d prefer to make use of some using the content on my blog regardless of whether you do not thoughts. Natually I’ll provide you with a link on your web weblog.

  3. I constantly go through your posts thoroughly. I am also looking into running headphones, perhaps you might write about this at times. See you.

  4. We definitely enjoy your website and find the majority of your blog posts to be what precisely I’m looking for. Do you offer people to create material for you? I would not mind publishing an article regarding flirting lines or even on many of the things you’re posting about on this page. Nice information site!

  5. Oh my goodness! an incredible post dude. Thank you Having said that I am experiencing issue with ur rss . Don’t know why Unable to subscribe to it. Is there anybody receiving identical rss trouble? Everyone who knows kindly respond.