Home - Africa - Isku aadka koobka Kubadda Cagyaraha Afrika oo lasoo saaray, Soomaaliya yey ku aaday?

Isku aadka koobka Kubadda Cagyaraha Afrika oo lasoo saaray, Soomaaliya yey ku aaday?

Xiriirka Kubad Cagyaraha Qaaradda Afrika ayaa soo saaray isku aadka tartanka kubadda cagyaraha ee Qaaradda Afrika,waxaana laga sameeyay labo Group.

Isku aadka waxaa uu ka dhacay Dalka Liibiya Magaaladiisa Tripoli oo tartankan loo xushay in ay marti geliso,waxaana uu dhacayaa Bisha soo socota ee May.

No automatic alt text available.

One comment

  1. Thanks for sharing, this is a fantastic article.Thanks Again. Much obliged.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*