Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Ivan Rakitic oo sheegay kooxda uu doonayo in Barcelona ay ku aado wareega 16-ka.

Ivan Rakitic oo sheegay kooxda uu doonayo in Barcelona ay ku aado wareega 16-ka.

W/Q: (Maxamed Axmed Lio) Laacibka qadka dhexe ee Barcelona ayaa ka hadlay isku aadka wareega 16-ka iyo kooxda uu doonayo in kooxdiisu ay ku aado.

Barcelona ayaa ku soo baxday booska hore ee guruub D waxaana booska labaad galay kooxda Juventus oo iyadana xalay guul gaartay.

Ivan Rakitic ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa in kooxdiisu ay ku aado FC Basel wareega 16-ka koobka horyaalada yurub.

“Barcelona marwalba waxaa laga doonayaa guul, waxaan rumaysanahay inaan ciyaarnay kulan fiican” ayuu yiri dhamaadkii ciyaarta.

“Waxaan rajaynayaa inaan ku aadno FC Basel wareega 16-ka” ayuu sii raaciyay laacibka Barcelona.

5 comments

  1. I got this site from my friend who shared with me regarding
    this site and at the moment this time I am visiting this website and reading very
    informative posts at this time.

  2. I like looking through a post that will make men and women think.
    Also, thanks for allowing me to comment!

  3. For hottest information you have to visit web and on internet I found this web site as a most excellent
    web site for latest updates.

  4. It’s the best time to make some plans for the longer
    term and it’s time to be happy. I’ve read this post
    and if I may I wish to suggest you some fascinating things or suggestions.
    Maybe you could write subsequent articles regarding this article.
    I wish to read more things approximately it!

  5. I don’t even know how I finished up here, however I believed this publish used to be good.

    I do not understand who you are however certainly you are
    going to a well-known blogger in the event you aren’t already.

    Cheers!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*