Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Ivan Rakitic:”Lio Messi waa xidiga ugu fiican Taariikhda kubada Cagta”

Ivan Rakitic:”Lio Messi waa xidiga ugu fiican Taariikhda kubada Cagta”

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Ivan Rakitic ayaa ku tilmaamay xiddiga ay isku kooxda yihiin Lionel Messi inuu yahay taariikhda xidiga ugu fiican, kubada cagta.

 

Messi, oo 30 jir ah, ayaa u muuqda inuu yahay ciyaaryahankii ugu fiicnaa ee waqtiga oo dhan, isagoo shan jeer ku guuleystay Ballon d’Or, waxaana u raaca inuu ku guuleystay sided jeer oo LaLiga ah, iyo afar Champions League.

 

Rakitic ayaa marka hore u mahadceliyay saaxiibkiisa Barca, isagoo sheegay in xiddiga reer Argentina uu ciyaarta ku go’aamin karo waqti yar.

 

“Waa kan ugu fiican taariikhda, awood ayuu u leeyahay, inuu ciyaarta go’aamiyo, waa uu xishood badan yahay sababtoo ah wuxuu ogyahay in qof walba uu daawanayo.” ayuu ciyaaryahanka reer Croatia u sheegay Antena 3.

 

Rakitic ayaa Barca uga soo biiray Sevilla 2014, waxaana uu ka caawiyay kooxda reer Spain inay ku guuleysatay labo LaLiga iyo Champions League.

8 comments

  1. Good web site you’ve got here.. It’s hard to find high-quality
    writing like yours nowadays. I really appreciate individuals like you!
    Take care!!

  2. The common cost of these piers is $300 per pier.

  3. Join our team, ‘Hare Towing Service, Inc.

  4. Pep Boys Towing Service gives 24 hour help.

  5. Thanks for sharing your thoughts on startup success.
    Regards

  6. Which one is the perfect complete house water filter?.

  7. Thanks to my father who shared with me regarding this webpage, this webpage is actually awesome.