Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Jamie Redknapp: Oo Lukaku u saadaaliyay inuu ku guuleysan karo Gool dhalinta Horyaalka Premier League”

Jamie Redknapp: Oo Lukaku u saadaaliyay inuu ku guuleysan karo Gool dhalinta Horyaalka Premier League”

W\Q: Maxamed Ahmed Lio   Halyeeygii hore Spurs Jamie Redknapp ayaa aaminsan in weeraryahanka Man United Romelu Lukaku uu ku guuleysan karo  kabta dahabka gooldhalinta horyaalka Premier League xilli ciyaareedkaan taas oo lakala ogaan doono bisha May ee soo aadan.

Harry Kane ayaa xilli ciyaareedkii hore si xarago leh ugu guuleystay abaalmarinta kuna garaacay Romelu Lukaku oo ku sugnaa Everton, balse markan falanqeeyaha Sky Sports Jamie Redknapp wuxuu qabaa inaan sanad kale laga adkaan doonin xidiga reer Beligum.

Saxiixa cusub ee Red Devils si wacan ayuu ku bilowday xilli ciyaareedkaan madama uu lix gool dhaliyay lixdiisa kulan ee ugu horeeya kulamada Premier League, kaliya hal kulan ayuusan wax gool ah dhalin waana kulankii Foxes.

“Aniga ahaan Lukaku ayaa iila muuqda mid loo caleema saari doono abaalmarinta la bixin doono May” ayuu yiri Jamie Redknapp oo maqaal ku qoray Daily Mail.

“Xaqiiqdii, waxey aheyd inuu sanadkii hore ku guuleysto markii uu joogay Everton”

“Ka hor inta uusan dhamaadkii soo rogaal celin Kane, wuxuu ahaa mid hogaanka haya”

“Inkastoo uu adeegsado jirkiisa awooda leh ee dabiiciga ah hadana wey ku adag tahay inuu fogaan dheer ordo”

12 comments

  1. I appreciate you sharing this post.Thanks Again. Really Cool.

  2. Very informative blog post.Really thank you! Cool.

  3. Major thankies for the post.Thanks Again. Really Cool.

  4. I appreciate you sharing this blog article.Much thanks again. Fantastic.

  5. Thanks a lot for the post.Thanks Again. Keep writing.

  6. A big thank you for your blog. Want more.

  7. wow, awesome article post.Thanks Again. Really Great.

  8. Great, thanks for sharing this post.Really looking forward to read more. Really Cool.

  9. I think this is a real great blog post.Really thank you! Will read on…

  10. This is one awesome blog post.Much thanks again. Fantastic.

  11. Awesome post.Really thank you!

  12. I am so grateful for your article post.Really looking forward to read more. Want more.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*