Home - Wararka Somalia - Kulanka Golaha shacabka oo ka furmay Muqdisho

Kulanka Golaha shacabka oo ka furmay Muqdisho

Kulanka Golaha shacabka Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho,waxaana maanta horyaalla dhowr ajende oo ay ka doodayaan.

Ajedayaasha maanta horyaalla Golaha shacabka ayaa waxaa ka mid ah; 1. U Codeynta Xisaab Xirka 2015& 2016
2. U Codeynta Hindise Sharciyeedka Dhismaha guddiga madax banaan la dagaalanka Musuqmaasuqa.

Kulanka maanta Xildhibaannada xaadiray waxaa ay tiradooda gaareysaa 156 Xildhibaan oo ka mid ah 275ta XIldhibaan ee Golaha shacabka Soomaaliyeed.

Kulanka Golaha shacabka ee maanta waxaa shir guddoominaya Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

4 comments

  1. There are great improvements on the layout of your page, I certainly enjoy it! My own is dealing with towelroot download and presently there are quite a lot of things to do, I’m yet still a newbie in web page design. Cheers!

  2. Hi there! I recently discovered your site and I certainly love it. I also love to discuss Arvind Pandit Kansas occasionally. Great to be here, thanks!

  3. You’ll find some interesting points in time in this write-up but I don’t know if I see all of them center to heart. There is certainly some validity but I will take hold opinion till I look into it further. Superior write-up , thanks and we want extra!

  4. It’s really a nice and useful piece of information. I am glad that you shared this useful information with us. Please keep us up to date like this. Thank you for sharing.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*