Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Liverpool oo dooneysa in ay dib usoo ceshato xidigedii hore ee Suso.

Liverpool oo dooneysa in ay dib usoo ceshato xidigedii hore ee Suso.

Kaddib iibkii Coutinho oo ku biiray Barcelona oo bixisay 160 milyan oo euro, Liverpool ayaa raadinaysa biddaal macquul ah, iyadoo ay la yaab tahay in laacibiinta ay isha ku hayaan uu ka mid yahay laacibkeedii horay ugu hungoobey ee Suso, sida uu sheegayo CorSer.

Garab-weerarkan Spanish-ka ah ayaa horay u xiran jirey funaanadda casaanka ah ee Reds min Milan 2012 ilaa 2015, isagoo kaddib ku biiray kooxda Rossoneri oo dhowaan uun qandataaska u kordhisey tan iyo 2022.

Suso, ayaa ciyaari kara Champions League, balse ma sahlana sida ay Milan ku fasaxdo bartamaha fasal-ciyaareedka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*