Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Maamulka La Liga: Oo Sheegay In La Xiri Doono Garoonka Camp Nou Hadii Ay Jamaahiirta Barcelona aflagaado u geystaan Dowlada Spain”
Soccer Football - Champions League - FC Barcelona vs Olympiacos - Camp Nou, Barcelona, Spain - October 18, 2017 Fans in the stands display the Estelada (Catalan flag of independence) REUTERS/Albert Gea

Maamulka La Liga: Oo Sheegay In La Xiri Doono Garoonka Camp Nou Hadii Ay Jamaahiirta Barcelona aflagaado u geystaan Dowlada Spain”

W/D: ( @AbdulahiHusein_  ) Madaxweynaha La Liga Javier Tebas ayaa ka dhawaajiyay in dadka Catalonia ee soo xaadira Camp Nou ay xor u yahiin iney ku hadaaqaan waxyaabo la xiriira xoriyadda gobolkooda, balse ay ciqaab la kulmi karto kooxda hadii ay aflagaado u gesytaan dowladda Spain.

Maalintii xigtay ee doorashada gobolka, dowladda Spain waxey xirtay xubno ka tirsan dadkii lahaa abaabulka doorashada iyadoo sidoo kale Barcelona ay ku dhawaaqday iney u istaagi doonto sidii ay ku difaaci laheyd dimoqoraadiyadda, xoriyatul-qowlka iyo is-xukumidda.

Qalalaasahaas ayaa laga yaabaa inuu gaaro taageerayaasha Barcelona, iyadoo la helay warbixino sheegaya in kumanaanka soo xaadira Camp Nou ay doonayaan iney abuuraan sawaxan guud, cod dheer oo ay ku taageerayaan madax banaanida iyo sidoo kale erayo dhaleeceyn ku ah dowladda Spain.

Qorshaha xiriirka kubadda cagta Spain iyo Maamulka La Liga wuxuu yahay iney ka hor tagaan arintaas, waxaana durba lasoo saaray digniino ku aadan in si kumeel gaar ah loo xiri doono Camp Nou amaba qeybo ka mid ah hadii ay taageerayaasha ku kacaan fal lagu aflagaadeynayo dowladda.

“Dhawaanahaan, waxaan maqalnay warbixin walba oo ku saabsan sawaxanka iyo jabaqda rabshado abuurka ah ee ka jira tarabuunka” ayuu yiri madaxweynaha La Liga Javier Tebas.

“Cabashooyinka waa lasoo bandhigi doonaa, hadii Barcelona ay raali ka noqoto in hadalo lagu dhaleeceynayo Spain ay halkaasi ka dhacaan, gudiga ayaa ka fiirsan doona iyadoo laga yaabo in la xiro Camp Nou” ayuu yiri mar kale Tebas.

“Arimaha xoriyadda waa lasoo gudbay, balse waxa dhacaya bilahaan waa arrimo saameynaya Barcelona”

“Waan ogahay iney jiraan dad aan jecleen waxa dhacaya, xitaa hadii ay tahay 0.01 boqolkiiba”

Xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay Sporting Gijon ayaa lagu amray iney xirto qeyb ka mid ah garoonka El Molinon hal kulan kadib markii lagu ciqaabay cunsurinimo iyo aflagaado ay taageerayaasha u geysteen garabka Athletic Bilbao Inaki Williams.

10 comments

  1. It’s amazing in support of me to have a website, which is good
    for my knowledge. thanks admin

  2. Very rapidly this site will be famous among all blog visitors, due to it’s pleasant
    articles or reviews

  3. I do not know if it’s just me or if everyone else encountering problems with your website.
    It appears as if some of the text on your posts are running off the screen. Can somebody else please comment and let me know if this is happening to them too?
    This might be a problem with my internet browser
    because I’ve had this happen previously. Thanks

  4. Howdy! I simply wish to offer you a huge thumbs up for your excellent information you
    have right here on this post. I am returning to your website for
    more soon.

  5. Magnificent goods from you, man. I have understand your
    stuff previous to and you are just too great. I actually like what you have acquired here, certainly
    like what you’re saying and the way in which you say it.
    You make it enjoyable and you still take care of to keep it wise.
    I can not wait to read much more from you. This is actually a terrific web site.

  6. An impressive share! I have just forwarded this onto a co-worker who has been conducting a little homework on this.

    And he in fact ordered me lunch simply because I stumbled upon it for him…
    lol. So let me reword this…. Thank YOU for the meal!!

    But yeah, thanx for spending the time to talk about this topic here on your
    internet site.

  7. Unquestionably imagine that which you stated.

    Your favourite justification appeared to be at the net the simplest factor to take note of.
    I say to you, I definitely get annoyed whilst people think about concerns
    that they plainly don’t realize about. You controlled to hit the
    nail upon the top and outlined out the whole thing with no need side-effects , folks can take a
    signal. Will probably be again to get more.
    Thank you

  8. Howdy just wanted to give you a quick heads up
    and let you know a few of the images aren’t loading correctly.
    I’m not sure why but I think its a linking issue. I’ve tried it in two different
    web browsers and both show the same results.

  9. You could certainly see your expertise in the work you write.
    The arena hopes for even more passionate writers like
    you who aren’t afraid to mention how they believe.

    At all times follow your heart.

  10. I am regular reader, how are you everybody? This paragraph posted at this site
    is really nice.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*