Home - Uncategorized - Madaxweyne Farmaajo oo casuumay Sh. Shariif Sh. Axmed

Madaxweyne Farmaajo oo casuumay Sh. Shariif Sh. Axmed

Muqdisho: Kulan ay albaabadu u xirnayeen ayaa dhexmaray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed iyo madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed, Madaxweyne Farmaajo ayaa u sameeyey casuumaad gaar ah mudane Sh. Shariif Axmed; oo ay soo wadashaqeeyeen intii uu Sh. Shariif ahaa madaxweynihii xukuumaddii kmg ahayd ee sanadkii 2010.

kulanka madaxweyne Farmaajo Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa ahaa mid casho iyo kulan guud ku saabsan, iyada oo madaxweyne Farmaajo u guurayo madaxtooyada maanta oo Khamiis ah, isaga oo xilka kala wareegay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Farmaajo ayaa u muujiyey soo dhoweyn fiican madaxweynihii hore e Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed

                                                     Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweynaya Sh. Shariif SH. Axmed madaxweynihii hore

Madaxweynaha ayaa maalmahan qaabilyay masuuliyiinta sarsare ee dalka, xubnaha labada aqal eeBarlamaanka, siyaasiyiiniyosafaaradahaajnabigabeefadhigooduyahaymagaaladaMuqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaahore u la soo shaqeeyay mudane Shariif Sheekh Axmed inkasta oo markii dambe ay ku kala tageen heshiis siyaasadeedkii kamplada Accord kaas oo xilkii risalwasarenimo looga qaadayy Madaxweynaha hadda Farmaajo 2010;

 

Ad

Fikirkaada ka dhiibo