Home - Wararka Somalia - Madaxweyne Farmaajo oo Guriceel gaaray, kulamane la leh Bulshada Degmada.

Madaxweyne Farmaajo oo Guriceel gaaray, kulamane la leh Bulshada Degmada.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ka Socdaalay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Wafdiga Madaxweynaha Waxaa Magaalada kusoo dhaweeyey Maamulka Guriceel iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada, waxayna tan iyo Saakay u taagnaayeen Hareeraha Wadada isku xirta Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Waana qeyb kamid ah Socdaalka uu ku marayo Deegaanada Galmudug, dhan kalane ah gaba-gabada Safarkiisa qaatay Labada Todobaad.

Guriceel ayuu qorshuhu yahay in ay kaga sii gudbaan Degmada balanbal, kadibne ay kusoo gaba-gabeyn doonaan Degmada Caabud waaq.

Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu ku guda jiro safaradiisa, waxa uu kulamo la qaadanaye qeybaha kala duwan ee Bulshada, isagoona kala hadlaye sidii ay ula shaqeyn lahaayeen Dowladda Federaalka, Dhinacyada uu la kulmaye iyane waxa ay ka dalbanayeen in aanan Dowladda hilmaamin, kuna ekeen safarka oo qura.

166 comments

  1. very handful of internet sites that take place to become in depth beneath, from our point of view are undoubtedly well worth checking out

  2. Some truly excellent content on this website , thanks for contribution.

  3. Perfectly written written content , thankyou for selective information.

  4. You can definitely see your expertise in the work you write. The arena hopes for more passionate writers like you who aren at afraid to mention how they believe. All the time go after your heart.

  5. Network Advertising is naturally quite well-known because it can earn you a great deal of dollars within a pretty short period of time..

  6. physical exam before starting one. Many undersized Robert Griffin Iii Jersey Price

  7. Really informative blog.Thanks Again. Want more.

  8. Thanks for sharing, this is a fantastic blog. Want more.

  9. Major thanks for the article post.Really looking forward to read more. Keep writing.

  10. Say, you got a nice article.Really thank you! Fantastic.

  11. I cannot thank you enough for the post. Keep writing.

  12. Your style is really unique compared to other folks I ave read stuff from. I appreciate you for posting when you ave got the opportunity, Guess I all just bookmark this web site.

  13. I am so grateful for your blog. Fantastic.

  14. Some truly prime articles on this site, saved to my bookmarks.

  15. Major thankies for the blog.Much thanks again. Fantastic.

  16. wow, awesome article post. Keep writing.