Home - Wararka Somalia - Magacyada 10 ka mid ah dhaawacyadii Turkiga loo qaaday oo maanta la keenayo

Magacyada 10 ka mid ah dhaawacyadii Turkiga loo qaaday oo maanta la keenayo

Dalka Turkiga waxaa 16kii Bishii October looqaaday ayaa qaarkood maanta dalka dib loogu soo celinayaa kaddib amrkii ay heleen daryeelkii caafimaad ee ay u baahnaayeen.

Dadka maanta la soo celinayo ayaa waxaa ay tiradooda gaareysaa 10 Qof,waxaana ay kala yihiin;

1.Ismaaciil Ibraahim Maxamed

2.Maxamed Ashkir Cawaale

3.C/salaam Cusmaan Saalax

4.Mahad Cabdi Sheekh

5.Maxamed Cali Wehliye

6.C/qaadir Maxamed Cabdulle

7.Istar Cali Maxamed

8.Mursal Sheekh Axmed

9.Cali Maxamuud Maxamed

10.Faaduma Xaaji Cali

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*