Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Man City oo qorshaynaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo David Silva”

Man City oo qorshaynaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo David Silva”

Manchester City ayaa diyaar u ah in heshiis cusub ay ku abaal mariso laacibkeeda David Silva sida ay baahisay Daily Mail.

Tababare Pep Guardiola ayaa doonaya in David Silva uu sii joogo garoonka Etihad inkasta oo haatan uu yahay 31 jir.

Qandaraaska David Silva ee Manchester City ayaa dhacaya 2019, waxaana laga saxiixayaa hal sano oo dheeraad ah taas oo ka dhigan inuu sii joogi doono kooxda ilaa 2020.

Kooxda ayaa kor u qaadaysa mushaarka David Silva, waxaana la gaarsiinayaa ilaa 150 kun oo Ginni isbuucii.

W\Q: (Maxamed Ahmed Lio)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*