Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Manchester United Oo xiiseyneysa Xidiga James Rodriguez.

Manchester United Oo xiiseyneysa Xidiga James Rodriguez.

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay dib usoo cusbooneysiisay xiisaha ay u qabtay weeraryahanka Colombia James Rodriguez.

 

Rodriguez ayaa ku biiray Bayern Munich labo sano oo amaah ah oo uu  ugu maqnaa, 26 jirkaan ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisii, waxaana uu noqday mid ka mid ah ciyaartoyda u tartamaya Bundesliga.

 

Sida laga soo xigtay wargeyska Isbaanishka Don Balon, tababaraha United Jose Mourinho ayaa doonaya inuu la saxiixdo xiddigo dhowr ah oo uu hogaamin doono Rodriguez.

 

Warbixinta ayaa intaa ku dartay in Alexis Sanchez, oo dhawaan ku biiray Red Devils, uu isku dayay inuu ka dhaadhiciyo Rodriguez inuu Old Trafford ka dhigo booska mustaqbalka.

 

Romelu Lukaku ayaa Axadii sheegay in United ay isha ku heyso inay xoojiso xagaagaan  ka dib markii ay jawaab ka bixisay wixii xilli ciyaareedka udhaxeeyay.

6 comments

  1. It’s laborious to seek out knowledgeable people on this matter, however you sound like you understand what you’re speaking about! Thanks

  2. Anigu waan ka xumahay in cabdullaahi cali ciid sidaa u hadalo maaha nin isim ah inuu sida dadka caamada ah u hadal isimku waa inuu yahay caadil maaha inuu dhinac si indha la aan ahI u raaco waxaad moodaa inuu xamar dan uu lahaa kasoo waayey sidii axmed ismaaciil samatar tankale qarax iyo xabada Waa qadar ilaahay ciraaq iyo suuriya ilaa ameerika iyo yurub qarax baa ka dhaca shacabka muqdisho iyagu waxay doorteen maaha waa wax ay ka danbeeyaan dawladaha shisheeya iyo kooxaha alshaydaan midakale cabdullaahi hadalkiisu wuxuu ka farxinaayaa oo ku raraynaaya soomaali diidka SNM waadan arkidoontaan tusaake ayuu maalin dhow faysal cali dhurwaa u soo qaadandoonaa waxaa qurux badan in cabdullaahi hadalkiisa dib ugu noqdo oo uu saxo raali gelina ka bixiyo idinkuna dhab uga fiirsada waxba yaan qabyaalad idin qaadin ha buunbuunina waayo sidaan sheegay SNM ayaa ka faa iidaysanaysa meelaan rabay roob ma igu helay baa dhicidoontaa

  3. Yes! Finally someone writes about uncategorized.

  4. After research a couple of of the weblog posts on your web site now, and I truly like your approach of blogging. I bookmarked it to my bookmark website record and will likely be checking back soon. Pls try my web site as properly and let me know what you think.

  5. Hey there! This is my 1st comment here so I just wanted
    to give a quick shout out and say I genuinely enjoy reading your
    blog posts. Can you suggest any other blogs/websites/forums that deal with
    the same subjects? Thanks a lot!

  6. We absolutely love your blog and find many of your post’s to be exactly
    I’m looking for. Would you offer guest writers to write content for yourself?
    I wouldn’t mind creating a post or elaborating on some of the subjects you write related to here.
    Again, awesome web site!