Home - Wararka Somalia - Maxkamad ku taalla Kenya oo booliska amartay sii heynta 5 xubnood oo Al-shabab ah

Maxkamad ku taalla Kenya oo booliska amartay sii heynta 5 xubnood oo Al-shabab ah

Maxkamadda Madaalada Milimani ee Dalka Kenya ayaa amartay in ay xabsiga ku sii jiraan 5 xubnood oo loo heysto in ay ka tirsanyihiin Xarakada Al-shabaab.

Raggan Shanta ah ee shalay oo jimco ahayd Maxkamadda la soo taagay ayaa waxaa lagu eedeeyay in Bishii la soo dhaafay  ay weerar ku qaadeen Xabsiga Magaalada Marsabit, si uu halkaas uga baxsado Sheekh ay dowladda Kenya ku eedeysay xagjireynta dhallinyarada.

Taliyaha Ciidanka la dagaallanka Argagixisada Kenya Martha Mutuku,ayaa  sheegay in maxkamadda ay u oggolaatay markii hore in ay muddo 30 maalmood ah xabsiga ku hayaan,haddana waqti kale loogu daray.

Shanta qof ee dhallinyarada ah ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Mr Abdimajit Adan, Mr Mohammed Nane, Mr John Maina, Mr Anthony Kitila alias Rasta iyo Ms Lydia Nyawira.

Sidoo kale maxkamadda waxaa ka soo hor muuqday Kitila, oo lagu eedeeyay in uu yahay Darawal 3 Gaari oo weerarka lagu fuliyo u iibiyay Raggan.

 

4 comments

  1. I love your blog.. very nice colors & theme. Did you design this website yourself or did you hire someone to do it for you?
    Plz reply as I’m looking to construct my own blog and would like to know
    where u got this from. thank you

  2. Hmm is anyone else encountering problems with
    the images on this blog loading? I’m trying to figure out if its
    a problem on my end or if it’s the blog. Any responses would
    be greatly appreciated.

  3. Everything is very open with a clear description of the
    challenges. It was truly informative. Your site is extremely helpful.
    Thank you for sharing!

  4. You really make it appear so easy along with your presentation but I find this topic to be really one thing which I believe I might
    never understand. It sort of feels too complex and extremely wide for me.
    I am taking a look ahead in your next put up,
    I will try to get the grasp of it!