Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Messi Oo Ku gacanseray dalab uga yimid Manchester City.

Messi Oo Ku gacanseray dalab uga yimid Manchester City.

W/Q: (Maxamed Axmed Lio) Manchester City ayaa Lio messi kaso gudbisay dalab dhan 100 milyan oo euro oo ay ku dooneyso laacibka kooxda barca iyo xulka Argentin.

Balse dalabka waalida ee City waxaa ku gacan seyray Lio Messi oo sheegay inuusan katagi doonin kooxdiisa Barcelona.

Pep Guardiola. Ayaa ku rajo weyn inuu mar uun soo qaadan doono xidigiisii hore ee kooxda barca  balse warar ka imaanaya Spain oo ay Qoreyso majalada Marca ayaa sheegaya in lio messi uu diiday inuu katago barca.

Messi ayaa dhawaan qalinka ugu doogay kooxdiisa barca Qandaraas dheer oo inta kaharsan mustaqbalkiisa ciyaareed sii joogi doona barca.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*