Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Michy Batshuayi oo shaki la galiyay ciyaaristiisa Koobka Aduunka sabab?

Michy Batshuayi oo shaki la galiyay ciyaaristiisa Koobka Aduunka sabab?

Tababaraha Borussia Dortmund Peter Stoger ayaa xaqiijiyay in Michy Batshuayi “uu maqnaan doono muddo dheer” iyadoo dhaawaca uu ka soo gaaray kulankii Schalke 04.

 

Weeraryahanka amaahda ku jooga Dortmund ayaa ka tagay Veltins-Arena isagoo dhutinaya waxaana uu muujinayay dhawaca soo gaaray.

 

Ciyaaryahanka heerka caalami ee xulka Belgium Batshuayi, oo 7 gool u dhaliyay Dortmund tan iyo markii uu yimid January, ayaa haatan loo arkaa inuu shaki weyn ku jiro Koobka Adduunka ee ka socda cabsida ah in laga yaabo inuu jabiyo canqawga Benin Stambouli.

 

“Waxa uu ku jiraa xaalad xun” ayuu Stoger u sheegay suxufiyiinta ciyaarta ka dib. “Waxay u egtahay in uu maqnaan doono muddo dheer, waxaan rajeynayaa inaysan aheyn wax xun.”

 

Dortmund ayaa 2-0  qasaaro kal kulantay kooxda  shalka kulan ka tirsanaa horyaalka jarmalka.

5 comments

  1. I cannot thank you enough for the article.Really looking forward to read more. Want more.

  2. Thank you ever so for you blog post.Much thanks again. Awesome.

  3. Really informative blog post.Really thank you! Awesome.

  4. Really informative blog. Awesome.

  5. Rinse with clear water and permit to dry thoroughly.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*