Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Mourinho: Oo Kawarbixiyay Xiliga Uu Soo laabanayo Pogba”

Mourinho: Oo Kawarbixiyay Xiliga Uu Soo laabanayo Pogba”

W/D: (  @AbdulahiHusein_  ) Tababaraha United-ka Jose Mourinhoa yaa waxa uu sheegay in uusan aragti ka haysan xilliga “Paul Pogba”, ku soo laaban doono kooxda Manchester United.

Pogba ayaa ku dhaawac may  kulankii ay  3-0 United-ka  uga badisay Basel Champions League – muddo 6 toddobaad ku dhaw.

Tababbaraha United, Mourinho waxa uu daaha ka qaday  in Pogba si gaar ah u tababbarto balse waxa uu meesha ka saaray in uu Cayimo  waqtiga uu soo laabanayo.

Mar Wax laga weydiiyay dhawaca Pogba ah kulankii Tottenham Hotspur kaddib waxa uu ku jawaabay: “Markale, aragti kama haysto.

“Xaqiiqdii, Mahubo . Aniga ma hayo xakameynta soo kabashadiisa. Anagga nalama tababbarto ee Qaas Ayuu Tababar u Qaataa lkn Waxaa Rajeynaa Inuu Xili Dhaw soo Laabto ayuu hadalkiisa kusoo koobay Murinho.”

7 comments

  1. You’re absolutely right, I would like to find out more information on that subject! I’m as well captivated by best new year greetings since I think it is quite cool now. Keep up the good work!

  2. Hi there! I just wanted to ask if you ever have any problems with hackers? My last blog (wordpress) was hacked and I ended up losing months of hard work due to no backup. Do you have any solutions to prevent hackers?

  3. Just wanna comment that you have a very decent internet site , I love the design and style it actually stands out.

  4. Some really quality posts on this website , bookmarked.

  5. we came across a cool site that you simply may well take pleasure in. Take a appear should you want

  6. iaYt9A It generally takes about three years to complete that with.

  7. I loved as much as you will receive carried out right here. The sketch is tasteful, your authored material stylish. nonetheless, you command get bought an impatience over that you wish be delivering the following. unwell unquestionably come more formerly again since exactly the same nearly a lot often inside case you shield this increase.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*