Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Mousa Dembele Oo Qarka U Saaran Inuu Ku Biiro horyaalka Chine Super League.
LONDON, ENGLAND - JANUARY 14: Mousa Dembele of Tottenham Hotspur in action during the Premier League match between Tottenham Hotspur and West Bromwich Albion at White Hart Lane on January 14, 2017 in London, England. (Photo by Julian Finney/Getty Images)

Mousa Dembele Oo Qarka U Saaran Inuu Ku Biiro horyaalka Chine Super League.

Xiddiga Tottenham Hotspur Mousa Dembele ayaa lagu soo waramayaa iney xiiseynayo kooxda heysata horyaalka Chinese Super League.

Dembele ayaa lixdii xilli ciyaareed ee ugu danbeysay u saftay 40 kulan tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan.

Si kastaba, sida laga soo xigtay jariiradda The Sun, Dembele ayaa laga yaabaa inuu xagaaga ka tago kooxda ka dhisan Premier League xagaagaan iyadoo laacibkana ay  da’diisa tahay 30-jir.

Dembele ayaa 12 bilood ka hartay qandaraaskiisa, isagoo ka tagaya Spurs booska ay ku doonayaan xiddiga heerka caalami ee dalka Belgian ayaa ku fikiraya inuu katago kooxda Tottenham.

Horaantii Isbuucaan, ayaa soo baxday warar sheegaya in tababaraha Mauricio Pochettino uu isha ku hayo xidig ka ciyaara ingriska iyadoo la soo jeediyay in Dembele uu noqon karo mid ka mid ah ciyaartoyda ka tagaya kooxda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*