Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Paul Pogba: “Waxaan Rabnaa Ku Guuleysiga Wax Walba”

Paul Pogba: “Waxaan Rabnaa Ku Guuleysiga Wax Walba”

Paul Pogba ayaa sheegay in uu sanadkaan u noqon karo kooxdiisa Manchester United mid wanaagsan ayna waajib ku tahay in ay ku guuleystaan Wax walba”.

Kooxda Red Devils ayaa gacanta ku dhigta sanadkii lasoo dhaafay koobabka kala ah, EFL Cup iyo Europa League Hasa yeeshe kuma guuleysan horiyaalka Premier League Tan iyo sanadkii 2013.

Booska lixaad ayey horiyaalka uga dhameysten sido kale kobka FA Cup ayey quarter-final-ka ka gaareen, iyagoo ciyaar hoose soo bandhigay.

Si kastaba ha ahatee Pogba ayaa ka dhawajiyay, kooxda waxa ay kusoo laabatay koobka qarada yurup ee Champions League, inago soo qaadnay  Europa League, waxaa sameyn doonaa sanad kale o wayn, iyo “Manchester United aad u wayn”

“Waa maxay sanad wanaagsan? In aad ku guuleysato wax walba! Waxaa nahay Manchester United waxaan dooneynaa in an dib ugu laabano sidi an ku sameyn laheyn Manchester United Wayn,” Pogba ayaa sidaas Sky Sports News u sheegay.

“waxan rabnaa in an ku guuleysano Koobab fara badan iyo in an wax wanagsan ka sameyno Premier League xaqiiqdii aad ayan ugu faraxsanahay in an kuso laabana  Champions League. Waxaan ka sameyn doonaa wax wayn.

“Samee wax walba si ad hogamiye u noqtid, maya, waxaan haystaa kaliya nafsadeyda, waxaa u hadlaya si lamid ah sida ciyartoyda kale, Hada Waxaan ahay Kaliya 24-jir lkn markii aad ciyareysid D’a ma jirto.

Waqtigii aan yaraa waxaan sameyn jiray si lamid ah sanad wanagsan, waana ku guuleysan jiray wax walba, ciyaaryahanka haysta sanad wayn waxa ay la micna tahay kooxdisa in ay sanad wanagsan haysato.

Jose Mourinho wiilashiisa ayaa marti qaadi doona kulandokda ugu horeyo horiyaalka kooxda West Ham United maalinta Axada.

 

BY: Abdullahi Hussein

4 comments

  1. Hi! Would you mind if I share your blog with my myspace group? There’s a lot of people that I think would really enjoy your content. Please let me know. Many thanks

  2. Good day. I recently saw this page and I really like it. I love to focus on mobdro free app for android occasionally. Good to be here, thanks a lot!

  3. You are totally correct, I’d like to know more information on that issue! I am also captivated by how to attract ladies as I think it’s quite cool these days. Great!

  4. This internet site is seriously a walk-through for all of the info you wanted about this and didn’t know who to ask. Glimpse here, and you’ll surely discover it.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*