Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Peter Bosz: Waxaan ku rajo weynahay in Aubameyang uu san aadi doonin Real.

Peter Bosz: Waxaan ku rajo weynahay in Aubameyang uu san aadi doonin Real.

W/Q: (Maxamed Axmed Lio) Tababaraha Borussia Dortmund ayaa qaab ciyaareed wanaagsan ku jiray, gaar ahaan markii la weydiiyay mustaqbalka  weeraryahankiisa Pierre-Emerick Aubameyang, oo lala xiriiriyay Real Madrid. “Waa ciyaaryahan aad u xun, ,” ayuu ku bilaabay. ” Waa mid ka mid ah xidigaha ugu xun hadii uu ogolaado inuu katago kooxdiisa waa xidig leh tayada Real lkn ma,aadi doono waxaan ku qancin doonnaa inuu joogo halkaan waxaa u baahan wali kooxda waxaan filaa inuusan ku fikirin inuu inaga naga tago ayuu hadalkiisa kusoo koobay Tababare Bosz.

Pierre-Emerick Aubameyang.ayaa aad loola xiriirinayay kooxda Real Madrid mudooyinkii ugu danbeeyay balse kooxda Borussia ayaa u muuqan mid fasaxidoonta xidigan.

One comment

  1. Asking questions are actually good thing if you are not understanding
    something completely, but this article gives pleasant understanding even.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*