Home - Wararka Somalia - Ra’isalwasaare Kheyre oo magacaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha

Ra’isalwasaare Kheyre oo magacaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Muxumed Xuseen Axmed u magacaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha, kaasoo ka shaqeyn doona arrimaha la xiriira Deeqaha.

Mudane Maxumed Xuseen Axmed ayaa ah khabiir  Wax ka Badan 10 sano ka soo shaqeeyay Arimaha Gar-gaarka, isagoo la  soo shaqeeyay inta badan Hay’adaha ka shaqeeya Arrimaha Bani’aadanimada sida ku  cad CV-giisa oo aan Noqol kamid ah  helnay.

Unugan  Isku  Xirka Deeqaha (Aid coordination unit- Acu) oo Muddo soo jiray  ayaa u taagan taabba gellinta iyo socod siinta hannaanka fullinta qorshaha Qaranka , waa isku xiraha deeqaha iyo taabba gellinta hannaan ay ku wada hadlaan Soomaaliada iyo deeq bixiya yaasha, kaasoo  ka caawiya Dowladda hannaanka qorshaha Qaranka sida arrimaha xog ururinta iyo loo-jistikada.

Sidoo kale Unugan  Isku  Xirka Deeqaha  waxuu qaban qaabiyaa  shirar kala duwan oo qorshaha Qaranka lagu taabba geliyo sida Hannaanka Wadaagga ee Soomaaliya ( Somalia Partnership Forum) ,Sanduuqa dib u diska Soomaaliya ( SDRF) iyo Shirarka Tiirarka (Pillars)

Uga dambeyn Unugan  Isku  Xirka Deeqaha ayaa Sidoo kale Dawladda waxuu ka caawiya  isku xirka hay’adda dawladda & Gobolada iyo Daba galka Dhaqdhaqaha Deeqaha ( aid  mapping Exercise).


  1. For newest news you have to visit internet and on internet I found this web
    page as a best web site for most up-to-date updates.

  2. What’s up mates, its great post regarding teachingand completely
    defined, keep it up all the time.

  3. I do agree with all the ideas you have presented in your post.
    They are very convincing and will definitely work.
    Nonetheless, the posts are very quick for starters. May you please prolong them a bit from next time?
    Thank you for the post.

  4. Septic systems, sewer traces, septic providers.

  5. We absolutely love your blog and find the majority of your post’s to be precisely what
    I’m looking for. Does one offer guest writers to write content
    in your case? I wouldn’t mind creating a post or elaborating on some of the subjects you write
    related to here. Again, awesome site!

  6. Hey very nice blog!

  7. Tow Truck & Wrecker Towing Service Acres Properties TX.

  8. I Side view of a set of tough framed stairs.

  9. © 2018 SelectQuote Insurance coverage Companies.

  10. Septic systems, sewer traces, septic services.

  11. We’re skilled and loving caretakers in your pets.

  12. I’m amazed, I must say. Seldom do I encounter a blog that’s
    equally educative and interesting, and without a doubt, you have
    hit the nail on the head. The issue is something which too few people are speaking intelligently about.
    I’m very happy that I found this in my hunt for
    something relating to this.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *