Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Rasmi: Barcelona oo ku dhawaaqday saxiixa daafaca Yerry Mina.

Rasmi: Barcelona oo ku dhawaaqday saxiixa daafaca Yerry Mina.

Kooxda Barcelona ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa laacibka qadka dhexe ee  daafaca kooxda Palmeiras  Jerry Mina kaas oo ay kula wareegtay Aduun dhan 11.8 million euro.

Daafaca reer Colombia ayaa lagu wadaa inuu badal u noqdo Javier Mascharano kaa oo kusii jeeda horyaalka Chine Super Leque.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*