Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Real madrid oo liverpool ka diiday dalab ay kasoo gudbiyeen da’ yarkooda Asensio.

Real madrid oo liverpool ka diiday dalab ay kasoo gudbiyeen da’ yarkooda Asensio.

Real madrid ayaa iska diiday dalabka liverpool ee ciyaaryaankeeda Marco Asensio kaa oo ku kacaya €50m sidaa waxaa qoraya ila kasoo baxaya dalka spain.

Asensio ayaa sanadkan ka mid ah kubad sameeyaasha da’da yar ee ka ciyaara qaarada waxa uuna soo jiitay indhaha kooxo badan oo qaarada yurub ah.

sida ay ku warameyaan majaladaha Cadena COPE iyo AS liverpool ayaa qorsheyneysay in xili ciyaaredkan ay keenan anfield waxan ayna ku doonayeen xidigan dalab ku kacaya €50m lakiin hada waxaa dalabkaa ka biyo diiday maamulka real madrid waxa ayna doonayaan in xidigan uu ku sugnaa garoonka Bernabeu.

Ad

Fikirkaada ka dhiibo