Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Ronaldinho: Oo Sheegay In Uu Aad U Jeclaan Lahaa in Markale Ancelotti Uu Kulaabto AC.Milan”
<> at Stadio Giuseppe Meazza on October 31, 2009 in Milan, Italy.

Ronaldinho: Oo Sheegay In Uu Aad U Jeclaan Lahaa in Markale Ancelotti Uu Kulaabto AC.Milan”

W\Q: (Maxamed Ahmed Lio)  Xidigii hore ee Kooxaha Barcelona Iyo Milan Ee Ronaldinho ayaa yiri aad baan u jeclaan lahaa hadii markale aan arki lahaa Ancelotti oo Tababare u ah Milan.

Inkastoo uu ku dhow yahay dhamaadkii kubada cagta, Ronaldinho ayaa ku riyaaqay qaab ciyaareed cajiib ah AC Milan intii uu macalin ka ahaa Carlo Ancelotti intii lagu jiray xilli ciyaareedkii 2008/09, waxaana tababaraha reer Talyaani uu haatan ku dhawaaqay inuu ku laaban doono tababarnimada Horyaalka  Talyaaniga. waxay u taagan yihiin saxiix fiican.

kooxda  uu Hogaamiyo Vincenzo Montella ayaa weli ah kooxda ugu cadcad haatan iney soo ceshtaan Tababare Ancelotti,

Carlo Ancelotti waa tababare Fican  Guardiola oo ka mid ah tababarayaasha ugu waa weyn caalamka “ayuu Ronaldinho u sheegay wareysi uu siiyay La Gazzetta dello Sport.” Waa iska cadahay hadii kooxda ay go’aansato inay isbedel ku sameyso Ancelotti saxiix fiican.

Ronaldinho ayaa sidoo kale aaminsan in waqti loo siiyay shaqada uu qirtay in kooxdu ay ubaahan tahay waqti ay kula qabsato tababaraha.

“Mararka qaar marka aad bedeleyso macalimiinta si joogto ah, waa ay fiicnaan laheyd inaad kooxda  waqti  siiso tababaraha islamarkaana horumariyo taatiko inkastoo Montella uu og yahay in kooxo Milan ay u baahan tahay tayeyn iyo daqli badan si loohelo milantii hore ayuu hadalkiisa usoo xirar Halyeey Ronaldinho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*