Home - Wararka Somalia - R/Wasaare ku xigeenka oo ka qayb galay xuska Maalinta Dhalinyarada

R/Wasaare ku xigeenka oo ka qayb galay xuska Maalinta Dhalinyarada

Muqdisho: Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa maanta ka qayb galay Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee dhalinyaradda aduunka oo sanad walba la qabto 12-ka bisha Ogoosto oo ku beegan maanta. Waxaana soo qaban qaabiyay kulan kan Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya, iyadoo ay ka soo qayb galeen Xil-dhibaano, Xubno ka socday Hay’addaha Qaramada midoobay iyo Ururada dhalinyaradda Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Soomaaliya Xil- Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa u hambalyaysay dhamaan dhalinyaradda Soomaaliyeed,waxayna sheegtay in ay diyaariyeen qorsho yaal cad-cad oo lagu horumarinayo aayaha iyo mustaqbalka dhalinyaradda, kuwaa soo rajadooda dib usoo celinaysa, sidoo kalena waxay tilmaamtay in ay markii koowaad sameeyeen siyaasad lagu hagayo dhalinyaradda, taasoo u sahalysa ka mid noqoshada iyo matalaadda door walba oo ay tahay.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay inu si wayn ugu faraxsan yahay ka soo qayb-galka xafladan lagu maamuusayo maalinta dhalinyaradda aduunka oo qayb ka yihiin dhalinyaradda Soomaaliyeed, taasoo hal ku dhigeedu ahaa “Dhisadda Dhalinyaradda Soomaaliyeed“ waxuuna hambalyo u diray dhamaan dhalinyaradda caalamka gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare Khadar oo ka sheekeeyay awoodaha ay dhalinyaradu leeyihiin ayaa yiri “Ma jiro wadan horumar gaari kara hadii uusan helin cududda uu baahan yahay, dhalinyaradda Soomaaliyeedna waa awoodda kali ah ee dalkeenu uu ku faano, sidaas owgeed waa in dhalintu ay dareemaan in ay yihiin madaxdii maanta” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomalaiya .

 

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa balan qaaday in xukuumaddu ay ka shaqeynayso dhiirigalinta dhalinta, kor uqaadida Mustaqbalkooda iyo in loo sameeyo shaqo abuur dhalinyaradda, waxuuna u soo jeediyay Soomaaliyeed in ay mideyaan fikradahoodda wanaagsan.

7 comments

  1. Thank you very much for sharing this, I bookmarked this website. I am additionally interested in information on password, have you any idea the place where I could come across one thing like that? I’ll be back soon!

  2. It was actually great reading this article and I believe you’re totally right. Inform me in case you are thinking about facetime for windows 10, this is my main competency. I hope to see you soon, be careful!

  3. Hello! I know this is kinda off topic nevertheless I’d figured I’d ask. Would you be interested in trading links or maybe guest authoring a blog article or vice-versa? My website goes over a lot of the same subjects as yours and I feel we could greatly benefit from each other. If you happen to be interested feel free to send me an email. I look forward to hearing from you! Awesome blog by the way!

  4. Hi, i think that i saw you visited my blog so i got here to “return the want”.I am trying to to find issues to improve my site!I guess its good enough to use a few of your ideas!!

  5. Appreciating the dedication you invested in your website and comprehensive material you offer. It is good to find a blogging site now and then that is not the same unwanted rehashed content. Wonderful read! We’ve saved your webpage and I am including the RSS feeds to my own download garageband web page.

  6. I felt wonderful reading this info and I think you are entirely right. Tell me if perhaps you are interested in how to attract women, this is my main competence. I really hope to check back with you soon enough, be careful!

  7. An intriguing discussion is worth comment. I believe that you simply really should write extra on this topic, it may not be a taboo topic but commonly men and women aren’t enough to speak on such topics. To the next. Cheers