Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Sadio Mane: Oo Dib Ugu Soo Laabtay kooxda Liverpool”

Sadio Mane: Oo Dib Ugu Soo Laabtay kooxda Liverpool”

W/D: ( @AbdulahiHusein_  ) Xiddiga xulka qaranka Senegal iyo kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa ku soo laabtay Liverpool iyada oo looga shaki san yahay dhaawac cusub.

Xiddiga garabka ka ciyaaraya ayaa ku bilowday kulankii uu xulka qaranka Senegal ugu soo baxay koobka adduunka iyaga oo 2/0 uga badiyay xulka koonfur Africa.

Mane ayaa la filayay in uu xulka qarankiisa la sii joogi doono ilaa kulanka ugu dambeeya ee ay la ciyaari doonaan xulka qaranka Koonfur Africa.

Laakiin xiriirka senegal ayaa warbixin ku xaqiijiyay in uu 25 jirkan ku laabtay Liverpool.

Kadib kulankii Senegal la ciyaartay koonfur africa jimcihii November 10 2017, Sadio Mane ayaa dhibaato yar ka dareemay dhaawacii hore”.

“Kadib markii ay isla tashadeen dhakhaatiirta xulka qaranka iyo kooxda Liverpool waxa la go,aansday in uu xiddigan ku laabto kooxdiisa si uu u sii wato daawayntiisa”.

4 comments

  1. You are totally correct and I understand you. Whenever you want, we can also chat about lucky patcher for iphone, one thing that intrigues me. Your website is certainly remarkable, regards!

  2. You are completely correct, I’d love to learn more on this subject! I am as well interested in Arvind Pandit as I believe it is quite unique currently. Keep it up!

  3. This is very interesting, You’re a very skilled blogger. I’ve joined your rss feed and look forward to seeking more of your wonderful post. Also, I’ve shared your web site in my social networks!

  4. Heya! I’m at work surfing around your blog from my new iphone 3gs! Just wanted to say I love reading through your blog and look forward to all your posts! Keep up the excellent work!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*