Home - Wararka Somalia - SAWIRRO: Soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Boosaaso.

SAWIRRO: Soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Boosaaso.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Puntland sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa.

Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey Degmooyinka Carmo, Waaciye, Boosaaso iyo degaannada Sheerbi, Xiddo, Alxamdulilaah, Ceel Daahir, Jiingadda, Wardheer, Yalho, Kalabeyr, Karin iyo Laag oo ka tirsan Gobolka Bari ayaa sheegay in sanadkan 2018 uu noqonayo sanadkii dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed, safarkiisuna uu salka ku hayo nabadeynta iyo la tashiga shacabka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu safarka ku jiray waxa uu dhagax dhigay wajiga labaad ee waddo laami ah isku xireysa Ceel Daahir iyo Ceergaabo. Halka uu Deegaanka Kalabeyr ka dhagax dhigay waddo isku xiri doonta deegaankaas iyo Degmada Beyla ee Gobolka Bari.

Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray Kulliyadda Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee magaalada Carmo.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi ah la qaadanaayey masuuliyiinta iyo odayaasha deegannada uu socdaalka ku maray ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay si dhow ugala shaqeynayso Dowlad Goboleedka Puntland daadejinta adeegyada bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u qorsheysay deegannadaas.

“In badan oo ka mid ah masuuliyiinta ka soo jeeda deegannadan waxa ay markasta nagala hadlaan sidii adeegyada dowladda ee heer Federaal loogu dhammeystiri lahaa. Anaga oo kaa shaneyna Dowlad Goboleedka Puntland waxaan ka shaqeynaynaa arrinkaas.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Marwada koowaad ee Puntland Drs. Hodan Siciid Ciise, wasiirro heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, siyaasiyiin iyo masuuliyiin qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ayaa ugu dambeyntii soo gaaray magaalada Boosaaso halkaas oo kumannaan shacab ah iyo masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo ay isugu soo baxaeen fagaarayaasha iyo bannaanka magalaada.

73 comments

  1. This is one awesome post.Really looking forward to read more. Really Great.

  2. Thanks again for the post.Really looking forward to read more. Want more.

  3. very nice publish, i actually love this web site, carry on it

  4. Really appreciate you sharing this blog article.Really looking forward to read more. Fantastic.

  5. I truly appreciate this article.Thanks Again. Much obliged.

  6. Im thankful for the article post. Really Cool.

  7. Perfectly indited subject matter, thankyou for entropy.

  8. I loved your post.Really looking forward to read more. Fantastic.

  9. I loved your article.Really looking forward to read more. Awesome.

  10. Thank you for your blog.Really thank you! Want more.

  11. Thanks a lot for the post. Much obliged.

  12. Major thanks for the article. Keep writing.

  13. Time management can really help anyone out that needs to work on how they spend their time. If you’re someone that needs to know how to plan out a project or anything else, you’ve come to the right place. Learn what you can about this and follow along to get more information.

  14. Make it clear to visitors what action they should take upon landing on your site. Look at all your pages, and especially your landing page. Be sure each step is clear. If it isn’t then you need to make it a little easier to figure out.

  15. some pics to drive the message home a little bit, but instead of that, this is great blog.

  16. we came across a cool internet site which you may possibly love. Take a look if you want

  17. knee injury. California will be looking to manage the ball

  18. Very good post.Really thank you! Much obliged.

  19. user in his/her brain that how a user can understand it.

  20. I think this is a real great blog article.Really looking forward to read more.

  21. I think this is a real great blog post.Much thanks again. Will read on…

  22. There is visibly a bunch to realize about this. I believe you made certain nice points in features also.