Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Shaxda kooxda sanadka horyaalka Italian Seria A oo lasoo saaray.

Shaxda kooxda sanadka horyaalka Italian Seria A oo lasoo saaray.

Horyaalka Talyaaniga waxa uu kamid yahay Shanta horyaal ee Europe ugu sareeya waxaana sanadkan horyaalka hanashadiisa ku dhaw inay udabaal degto kooxda Juventus.

Kooxaha Juventus iyo Atlanta ayaa ku leh shaxdan min 3 ciyaar yahan waana labada koox ee ugu badan , sidoo kale kooxaha Roma iyo Napoli ayaa min 2 ciyaar yahan ku yeeshay halka SS Lazio uu shaxdan kaga soo muuqday Lucas Biglia oo kaliya.

Horyaalka waxaa ka harsan kaliya 2 kulan Juventus ayaana illaa iyo iminka hogaamineysa iyaga oo kaliya 4 dhibic ka sareeya kooxda labaad ku jirta ee AS Roma , sidoo kale kooxda SSC Napoli oo saddexaad ku jirta ayey 5 dhibic ka sareeyaan.

Liiska oo dhameystiran :-

Ad