Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Shaxda Kooxdii ugu bandhiga liitay sanadkan horyaalka EPL-ka.

Shaxda Kooxdii ugu bandhiga liitay sanadkan horyaalka EPL-ka.

Horyaalka England Premier League ayaa maraya heer gaba gabo ah waxaana horyaalka ku guuleysigiisa xaqiijisay kooxda Chelsea.

Sidoo kale horyaalka waxaa jira kooxo xaqiijiyay inay ulaabteen horyaalka heerka labaad ee Championship-ka waxaana ay kala yihiin Hull City , Middlesbrough & Sunderland.

Shaxda kooxdii ugu bandhiga xumeyd ee horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan 2016-2017 waxaa min 2 ciyaar yahan ku yeeshay kooxaha Manchester City , Leicester City , Manchester United & Sunderland , sidoo kale waxaa min 1 ciyaar yahan ku yeeshay Arsenal , Middlesbrough & Tottenham Hotspur.

Liiska oo dhameystiran :-

Ad

Fikirkaada ka dhiibo