Home - Wararka Somalia - Shirka billaha ah ee W/Arrimaha gudaha Federalka & D.Goboleedyada oo ka socda Muqdisho

Shirka billaha ah ee W/Arrimaha gudaha Federalka & D.Goboleedyada oo ka socda Muqdisho

Wasiirka Arrimaha gudaha,Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa,ayaa magaalada Muqdisho ka furay shirka billaha ah ee Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka iyo wasaaradaha arrimaha gudaha ee dowlad Goboleedyada.

Shirkan waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka waxaa ka qeybgelaya Wasaradahada arrimaha gudaha ee dowlad Goboleedyada iyo wakiillo ka socda Beesha Caalamka.

Mas’uuliyiinta shirkan joogta waxaa ka mid ah Wasiir Juxa oo shirka furay,Wasiirro iyo Wasiir ku xigeenno ka socda dowlad Goboleedyada ka jira Soomaaliya,wakiillo ka socda Beesha Caalamka oo ay ka mid yihiin Danjiraha UK ee Soomaaliya,ergey ku xigeenka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya iyo xubno kale.

Shirkan waxaa looga hadlayaa waxa ka qabsoomay Barnaamijka xasilinta dalka ee ay Xukuumadda Soomaaliya ku dhawaaqday 11kii May 2017.

La soco wixii ka soo kordha

 

66 comments

  1. Im grateful for the article post.Much thanks again. Fantastic.

  2. Thanks so much for the article.Much thanks again. Keep writing.

  3. I was more than happy to fіnd this pɑge.
    I need to to thank you for ߋnes tіme just ffor this fantastic
    гead!! Ӏ defіnitely гeally ⅼiked everү little bitt of itt аnd I have ʏoս saved aas а favorite to ⅼook at
    new stuff on your web site.

  4. Regards for this post, I am a big big fan of this site would like to go on updated.

  5. Tiffany Jewelry ??????30????????????????5??????????????? | ????????

  6. Really good info! Also visit my web-site about Clomid pills

  7. Simply wanna comment that you have a very decent web site , I the style it really stands out.

  8. Really appreciate you sharing this post.Much thanks again. Great.

  9. Say, you got a nice article post. Will read on

  10. Major thankies for the post. Much obliged.

  11. Great, thanks for sharing this blog post.Thanks Again. Keep writing.

  12. This is the right webpage for anyone who really wants to find out about

  13. This is a great tip particularly to those new to the blogosphere. Short but very precise info Many thanks for sharing this one. A must read article!

  14. usually posts some incredibly fascinating stuff like this. If you

  15. wow, awesome article post.Thanks Again. Great.

  1. Pingback: obat hpv herbal