Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Swansea 2-1 Man Utd “DAAWO”

Swansea 2-1 Man Utd “DAAWO”

25EA5C6400000578-2962915-image-a-148_1424538599174

Kulan aad u Adag oo u dhexeeyay Swansea City iyo Man Utd ayaa Maqribnimadii Shalay Dhex maray Labada Kooxood, waxaana Guuleysatay Kooxda Swansea oo Natiijo ahaan ku Adkaatay 2-1.

Man Utd Goolka waa ay ku Horreysay oo waxaa u dhaliyay Ander Herrera ma daahin oo waxaa keenay Goolka Barbarraha ahaa Sung-Yueng Ki ka hor inta uusan Goolka Guusha Qeybtii Dambe ee Ciyaarta u dhalin Kooxda Swansea Xiddiga Bafetimbi Gomis oo Shabaqa ay u Gashay Kubad uu si Xooggan usoo Laaday Xiddiga Jonjo Shelvey taasoo Madaxa uga Dhacday Xiddigaas.

Sidaas ayaa Manchester United waxaa ay uga Dhacday Kaalinta Seddaxaad oo ay Gashayna Kooxda Arsenal oo Adkaatay Kulankeedii Horyaalka England.

Daawo Sawirrada.

25E8AADF00000578-2962915-image-m-84_1424532108731

25E8B31800000578-2962915-image-a-86_1424532281068

25E8BA5E00000578-2962915-image-a-113_1424534129933

25E8C60F00000578-2962915-image-a-91_1424533256196

25E8C90700000578-2962915-image-a-94_1424533266205

25E8CAF200000578-2962915-image-a-95_1424533326073

25E8CDBB00000578-2962915-image-m-98_1424533459057

25E8D18F00000578-2962915-image-a-107_1424533989616

25E8D48200000578-2962915-image-m-101_1424533802877

25E8D78900000578-2962915-image-a-105_1424533912557

25E8D97600000578-2962915-image-a-110_1424534053760

25E8DC3200000578-2962915-image-a-103_1424533835727

25E91AE400000578-2962915-image-a-118_1424534761656

25E91ECF00000578-2962915-_L_R__Luke_Shaw_Rooney_and_Di_Maria_look_dejected_as_they_head_b-m-122_1424534883763

25E93CFE00000578-2962915-image-a-127_1424536056864

25E903FD00000578-2962915-image-a-114_1424534598164

25E9330F00000578-2962915-image-a-123_1424535093839

25E8239400000578-2962915-image-a-79_1424531464373

25EA2AA900000578-2962915-image-a-145_1424538534121

25EA5C6400000578-2962915-image-a-148_1424538599174

25EA229C00000578-2962915-image-a-135_1424537048637

25EA199100000578-2962915-image-a-130_1424536838485

25EA310700000578-2962915-image-a-142_1424537516596

W/Q: Muuse Cabdi Cabdulle

E-mail: Aqoontu@gmail.com

Mustaqbalmc@gmail.com

Mustaqbal Radio – Muqdisho Somalia.