Home - Wararka Somalia - Taliyaha Booliska Xaafuun oo dilay guddoomiye xigeenkii Degmada

Taliyaha Booliska Xaafuun oo dilay guddoomiye xigeenkii Degmada

Taliyaha Ciidanka Degmada Xaafuun ee Maamulka Puntland ayaa dilay Guddoomiye ku xigeenkii degmadaas oo lagu magacaabi jiray Maxamed Muuse Bahaley.

Taliya Rasaasta furay ayaa xilligaas waxaa ay is maandhaafeen Haweeney Degmada joogtay oo la murantay kaddibna nagax ku dhufatay.

Intaas kaddib ayuu Rasaas furay waxaana ay ku dhacday Guddoomiye Bahaley oo dhaawac loogu qaaday Isbitaalka Boosaaso ugu geeriyooday.

Adeegsiga Hubka ayaa ku badan Saraakiisha Puntland iyada oo sidan oo kale sanadkan iyo kii ka hoprreeyayba ay Boosaaso iyo Garoowe ka dhaceen dhacdooyin nuucan oo kale ah.

2 comments

  1. I just want to say I am just all new to weblog and truly enjoyed your website. Very likely I’m going to bookmark your site . You certainly come with beneficial posts. Regards for revealing your web site.

  2. Have you ever thought about adding a little bit more than just your articles? I mean, what you say is important and all. But think about if you added some great visuals or video clips to give your posts more, “pop”! Your content is excellent but with images and clips, this blog could certainly be one of the greatest in its niche. Amazing blog!