Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Thiago Alcantara: oo muujiyay inu jecelyahay kusoo laabashada Barcelona

Thiago Alcantara: oo muujiyay inu jecelyahay kusoo laabashada Barcelona

Xidiga khadka dhexe ee xulka qaranka Spain iyo kooxda Bayern Munich ee Thiago Alcantara ayaa dareen fiican ka muujiyay sida uu u jecel yahay kooxdiisii caruurnimo ee Barcelona taas oo uu ka soo baxay xarunteeda caanka ah ee La Masia. Thiago ayaa kooxda kowaad ee Barcelona ka mid noqday isaga oo 18 sano jir ah wuxuuna ka mid ahaa ciyaartoydii da’yarta ahayd ee ugu fiicnayd markii uu Guardiola ka ariminayay Camp Nou.

Laakiin markii uu Thiago waqti fiican oo uu ku ciyaaro ka waayay Xavi Heranandez, Andres Iniesta iyo xidigihii muhiimka ahaa ee waqtigaas Barcelona shaxdeeda muhiimada kowaad ku lahaa waxa uu sanadkii 2013 kii ku biiray kooxda Bayern Munich oo uu kula midoobay Pep Guardiola oo ahaa macalinkii Camp Nou ku soo gardaadiyay.

Laakiin Thiago ayaa waraysi uu siiyay Catalunya Radio waxa uu ku muujiyay sida uu u jecel yahay Barcelona isaga oo waliba cadeeyay suurtogalnimada uu markale ugu ciyaari karo kooxdiisii hore ee Barcelona. Inkasta oo uu Thiago heshiis cusub oo 2021 dhacaya u saxiixay Bayern Munich wuxuuna hoosta ka xariiqay in markasta wax isbadali karaan.

Thiago Alcantara oo ka hadlaya kooxdiisii hore ee Barcelona oo waqtiyadii la soo dhaafay lala xidhiidhinayay ayaa yidhi: “Barcelona markasta waa gurigaygii, kaliya ma aha in aan kooxda jecelahay, laakiin sidoo kale magaalada ayaan jecelahay. Markasta waxaan ku eegaa jacayl”.

Intaa kadib Thiago ayaa hadlay suurtogalnimada uu Barcelona ugu soo laaban karo wuxuuna yidhi: “Waligaa ma ogid haddii aan dib u soo laabanayo, sababtoo ah waxaan xaqiiqdii ku faraxsanahay Bayern, laakiin kubbada cagtu in badan ayay isbadashaa, wax walba way dhici karaan”.

26 sano jirkan ree Spain ee Thiago oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi: “Sanadkii hore heshiiskayga ayaan cusboonaysiiyay iyada oo ay ujeedadaydu ahayd in aan sanado badan sii joogo, laakiin marka uu xili ciyaareedku dhaafo, waxaad noqon kartaa mid in badan ama in yar raaxaysta. Kooxda ayaa dhinac u socon karta, fikradayda ayaa jaho kale ii kaxayn karta”.

23 comments

  1. Mi scuso, ma, a mio parere, ? commettere un errore. Lo consiglio a discutere. Scrivere a me in PM.

  2. Thanks for sharing, this is a fantastic blog. Much obliged.

  3. You made some clear points there. I looked on the internet for the subject matter and found most persons will agree with your website.

  4. Looking around While I was surfing yesterday I noticed a great article about

  5. The Zune concentrates on being a Portable Media Player. Not a web browser. Not a game machine.

  6. Wohh precisely what I was searching for, thankyou for putting up. Talent develops in tranquillity, character in the full current of human life. by Johann Wolfgang von Goethe.

  7. Your style is unique in comparison to other people I ave read stuff from. Thank you for posting when you have the opportunity, Guess I will just bookmark this site.

  8. Quite Right I definitely liked the article which I ran into.

  9. Really appreciate you sharing this article.Thanks Again. Awesome.

  10. Very informative blog.Really looking forward to read more. Really Cool.

  11. kabansale watch was too easy before, however right now it is pretty much impossible

  12. Magnificent web site. A lot of helpful information here. I am sending it to several pals ans also sharing in delicious. And obviously, thanks for your sweat!

  13. There are certainly a number of particulars like that to take into consideration. That is a great point to bring up.

  14. I value the article.Really thank you! Cool.

  15. This great article has truly peaked my interest. I will take a note of your blog and keep checking for

  16. Very good post.Really thank you! Really Great.

  17. Perform the following to discover more about women before you are left behind.

  18. Wow, amazing weblog structure! How lengthy have you been running a blog for? you made blogging look easy. The whole glance of your web site is excellent, let alone the content material!

  19. Its hard to find good help I am forever proclaiming that its hard to procure good help, but here is

  20. Your article is brilliant. The points you make are valid and well represented. I have read other articles like this but they paled in comparison to what you have here.

  21. Very good blog article.Really thank you! Really Cool.

  22. CHV9RY Im having a tiny issue. I cant get my reader to pick-up your rss feed, Im using google reader by the way.

  23. Hello there! I could have sworn I’ve been to this site before but after reading through some of the post I realized it’s new to me. Anyhow, I’m definitely glad I found it and I’ll be book-marking and checking back frequently!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*