Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Tiemoue Bakayoko: Oo Laga Reebay Xulka Qaranka Fransa”

Tiemoue Bakayoko: Oo Laga Reebay Xulka Qaranka Fransa”

W\Q: (Maxamed Ahmed Lio) Xidigan oo ka  soo tagay xagaagii hore  kooxda Monaco, xiddiga reer France Tiemoue Bakayoko ayaa bilaabaya inuu saldhigto wadnaha khadka dhexe ee Chelsea.

23 jirkaan oo dhaawac ahaa bilowgii xilli ciyaareedka ayaa waxaa loo keenay inuu bedel u noqdo Nemanja Matic ka dib xilli ciyaareed fiican uu ku soo qaatay dalkiisa France.

Bakayoko oo aan looga soo wicin xulka France ayaa isla meel dhigay saaxiibkiisa kooxda Chelsea N’Golo Kante kaasoo ka mid ah xiddigaha ugu fiican horyaalka Premier League.

Bakayoko ayaa ka careysnaa inaan looga soo yeerin xulka qaranka France, waxaana uu ku hadlay hadal weyn xilli uu u waramayay hilinka Canal+ waxaa uu yiri”.

“Waa niyadjabsanahay” ayuu yiri xiddiga khadka dhexe ee Chelsea. “Waxaan aaminsanahay Koobkaan Adduunka, weli waa hamigeyga inaan ka ciyaaro. Waxaan u dheelaa koox weyn taasoo qabo inay i caawin karto.

“Waxaan qabaa in Rabiot, Kanté, Matuidi, Tolisso aysan iga fiicneyn aniga” ayuu Bakayoko hadalkiisa raaciyay. “Waan ixtiraamayaa doorashada tababarha, sidoo kalena waan ixtiraamayaa ciyaartoyda la soo xushay, waa kuwa tayo leh waa saaxiibadeey. Waan ku faanayaa in la xushay iyaga, waana jeclaan lahaa inaan iyaga la joogo. Laakiin ma ahi ciyaaryahan iyaga ka xun ayuu hadalkiisa kusoo koobay Bakayoka.”

107 comments

  1. I think this is one of the most vital info for me. And i’m glad reading your article. But wanna remark on few general things, The site style is perfect, the articles is really nice : D. Good job, cheers

  2. I have recently started a blog, the information you provide on this site has helped me greatly. Thank you for all of your time & work.

  3. Hello, you used to write excellent, but the last few posts have been kinda boring¡K I miss your super writings. Past several posts are just a little out of track! come on!

  4. you’re in point of fact a good webmaster. The site loading velocity is incredible. It sort of feels that you’re doing any distinctive trick. Also, The contents are masterpiece. you have performed a magnificent activity in this subject!

  5. I like what you guys are up too. Such clever work and reporting! Carry on the superb works guys I have incorporated you guys to my blogroll. I think it’ll improve the value of my site 🙂

  6. Hey there, just became mindful of your blogging site through yahoo, and found that it is pretty helpful. I will like in the event you keep up this approach.

  7. I needed to write you a bit of observation just to thank you again over the nice techniques you have discussed at this time. This is so remarkably generous of you in giving extensively what many people could possibly have marketed as an electronic book to help make some dough for their own end, chiefly now that you could possibly have tried it in case you wanted. The strategies as well worked like a great way to be sure that other individuals have the identical keenness similar to my personal own to know very much more with respect to this matter. I am sure there are several more pleasant sessions ahead for individuals that take a look at your blog post.