Home - Wararka Somalia - Wariye C/llaahi Cismaan oo Saaka u geeriyooday Dhaawac kasoo gaaray Qaraxii ka dhacay Balad Weyne.

Wariye C/llaahi Cismaan oo Saaka u geeriyooday Dhaawac kasoo gaaray Qaraxii ka dhacay Balad Weyne.

Cabdullaahi Cismaan Macalin Aadan ayaa ahaa wakiilka Jubbalnd TV ee Gobolka Hiiraan waxaana dhaawac kasoo gaaray weerarkii 10/Bishaan ka dhacay Magaalada Balad weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kaa oo ahaa Mid ismiidaamin ah.

Madaxa ayaa la sheegay in uu firir ka dhashay qaraxii uu ka waxyeeleeyey, waxa uuna noqday ogaal la’aan, Isbitaalo kala duwan oo ku yaal Muqdisho ayaa la sheegayaa in la geeyey balse ugu dambeyn Salaadii Subax ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer.

Wariye Cabdullaahi ayaa ahaa Qof dhalinyaro ah, waxa uuna ifka kaga tagay Gabar iyo Hooyadeed oo la sheegay in ay Xaamilo Xaamilo tahay.

Yuusuf Xasan Salaad (Cadaani) oo ah Agaasimaha Tv-ga Jubbaland ee uu ka shaqeynaye oo la hadlay Mustaqbal ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Wariye Cabdullaahi Cismaan waxa uuna ku sifeeyey in uu ahaa qof howl kar ah, ka maamul ahaan waxa uu tibaaxay in ay si dhaw ula socon doonaan Xaaska iyo Gabadha uu ka geeriyooday.

57 comments

  1. Really appreciate you sharing this blog. Much obliged.

  2. Looking forward to reading more. Great article post.Much thanks again. Really Great.

  3. Sources Wow! Thank you! I continuously needed to write on my blog something like that. Can I take a portion of your post to my site?

  4. This article is the greatest. You have a new fan! I can at wait for the next update, favorite!

  5. You have made some really good points there. I checked on the net to learn more about the issue and found most people will go along with your views on this web site.|

  6. Major thankies for the blog post.Thanks Again. Want more.