Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Zidane: Ma maleysan karo in Ronaldo uu katagi doono Real Madrid.

Zidane: Ma maleysan karo in Ronaldo uu katagi doono Real Madrid.

Tababaraha kooxda Real Madrid Zidane ayaa ka hadlay mustaqbalka xidiga reer Portugal ee C.ronaldo.

Waxaa isbuucyadaan soo baxayay warar sheegaya in Ronaldo uu ka tagi doono Real Madrid balse waxaa markii ugu horeysay ka hadlay Tababare Zidane.

Shirka jaraa,id ee ka hor kulanka cwa ay Real ciyaareyso ayaa waxaa uu Zidane kaga hadlay xaalada Ronaldo waxaana uu yiri” ma maleysan karo in Ronaldo uu ka tagi doono Real Madrid waa wax aan rumeysan Karin Ronaldo waa xidig muhiim u ah kooxda mana ahan xidig aan ku fasixi karno si fudud ayu shirkiisa jaraa’id kayiri Zidane.

Sidoo kale waxaa wax laga weydiiyay marxalada aay ku sugan tahay kooxdiisa Real” waan la socdaa in xaalada Real ay tahay mid liidata waxaan isku dayidoonnaa inaan Real kuso celino kaalimaha hore ee horyaalka Spain ayuu ha dalkiisa kuso koobay Tababare Zidane.

W/Q: (Maxamed Ahmed Lio)